Garab Istaag Mohamed Abdirizak

About Mohamed Abdirizak

Maxamad Cabdirisaaq wuxuu ku dhashay Muqdisho, Soomaaliya, waana aasaasaha ahna agaasimaha Somali One, hey’ad aan faa’iida doon aheen oo ku hawlan sida loo caawin lahaa Soomaaliya laguna soo dabaali lahaa nabad iyo xasilooni taasoo loo maraayo dawlad ku dhisan isla xisaabtan iyo dimuqraadiyad. Laga bilaawo 2010 ilaa iyo 2014, Maxamad wuxuu ahaa madaxa Hey’ada National Democratic Institute (NDI) Nairobi, Kenya, halkaasuu hoggaaminaayay koox isugu jira khubara caalami iyo kuwa madani oo qeyb weyn ka qaatay dadaalka soo afjarida mudaadii kumeel gaarka Soomaaliya.

Ku Saabsan

Haweenka

More

Dowlada Daacad ah

More